Maamulaha Carwo uma sihaam fashion oo ka warbixsay adeegyada cusub Ee lagu iibiyo Carwadaasi

0
471

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Fardooso Cabdullahi Maxamuud oo ah maamulaha Carwo uma sihaam fashion oo ka mid carwooyiinka ku yaalo magalada Baydhabo oo inta badan lagu iibiyo dharka dumarka iyo faashoinka iyo Saakooyin Cusub Oo Modelkii Ugu Dambeeyay iyo dharka ay xirtaan raga iyo shoobinka dumarka isku quruxiyaan ayadoo ay u warameysay Raadiyow Arlaadi ayaa waxa ay ka warbixsay adeegada ay ku iibiso Carwo uma sihaam fashion iyo sabata ku kaliftay in lagu furo carwadaan Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here