Gudoomiyaha Ciyaaraha Degmada Bardaale Ee Gobalka Baay oo Baaq udirey Wasaaradda Dhalinyarada Koonfur Galbeed.

0
233

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Garoonka Degmada Bardaale ayaa waxaa lagu soo xiray Ciyaaraha Isdhaxgalka Bulshada Iyo Nabada oo guddiga Ciyaaraha iyo Maamulka Degmada soo Qabanqaabiyay iyadoona laga qeyb galiyey kooxaha reerka koowaad ee ka dhisan degmada.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here