Shir Looga Hadlaayey Horumarinta Waxbarashada Gobolada Baay iyo Bakool oo Maanta lagu qabtey Baydhabo.

0
241

Si loo kor dhiya Fursadaha Waxbarashada oo ay helaan Caruurta kunool Gobolada Bay iyo Bokool gaar ahaan Degmooyinka Baydhabo Xudur iyo Ceelberde ayaa waxaa Magaalada Baydhabo Xarunta Gobolka Bay ka Furmay Shir loogu Arinsanayay Shir Looga Hadlaayey Horumarinta Waxbarashada Gobolada Baay iyo Bakool Kaasi oo ay soo Agaasintay Wasaarada Waxbarshada KG ayna Fulinayaan Hey’ada FCA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here