Tababar Ku Saabsan Doorka Qareenada Iyo Xeer Ilaalinta ay Ku Leeyihiin Dacwadaha Ciqaabta Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
203

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababarkaan Lagu baranayo dacwadaha Ciqaabta Sharciyada loo marayo kaasi la siinayo Ardeyda wax kabaratay Jaamacadaha Magaalada Baydhabo gaar ahaan dhanka Shareecanlow,kaasi oo baahideeda ka jirta Deeganada KG Maadama marka Maxkamadaha qaadayaan dacwadaha la waayo Qareeno dhibanayaasha u dooda.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here