Ururka Dhalinyarada Degmada Baydhabo Oo ku baaqey in lagu wada qeyb qaato Nabadda iyo Horumarka Degaanka.

0
207

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyarada ku nool dalka soomaaliya maanta %75 waxaa lagu tiriyaa in ay yihiin dhalinyaro kuwaasi oo kala heysta fursado kala duwan oo nolashooda ku saabsan, waxeyna qeyb ka yihiin nabadda, isdhaxgalka bulshada, horumarka iyo dal dhiska.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here