Warbixin Ku Saabsan Adeegyada Caafimaad ee uu Bixiyo Cisbitaalka Gobolka Baay.

0
249

Abdifataah Ibraahim Xaashi Gaabow oo ah Agaasimaha Guud ee Cisbitaalka Gobalka Baay ayaa xili uu marti ku ahaa Barnaamijka Caafimaadka Ee Raadiyow Arlaadi waxa uu ka warbixiyay adeegyada caafimaad ee uu bixiyo cisbitaalka maadaama cisbitaalka uu yahay kan ugu weyn ee Gobalka Baay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here