Gabdhaha ku Nool Magaalada Baydhabo Oo ku soo badanaya Jaamacadaha

0
284

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Jaamacadaha Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku soo badanaya Gabdhaha Jacel waxabarsahad inay sii wataan si ay usoo afjaraan dhibatooyinkii ka horjoog san jiray sanado ka hor waxana midaasi ay keentay in boqolaal gabdhood sanad walbo ay kusoo biiraan jaamacadaha taasi oo ay noqotay mid ay u dhabar adeegeen dhibaatooyin soo maray.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here