Qiimaha Shidaalka La kala Siisto Magaalada Baydhabo oo sara u kac laga dareemayo.

0
598

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalmihii la soo dhaafey Magaalada baydhabo ee xarunta gobolka bay waxaa ka jirey sara u kac ku yimid iibinta shidaalka taasi oo sameysey ganacsatada shidaaleyda Iyo wadiyaasha gaadiidka.

Litirkii shidaalka ah ayaa waxaa gaarey kaalmaha shidaalka hal doolar mesha bakhaarada lagu iibinaayey sodon kun oo shilin soomaali ah.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here