Maamulka iskuulka Model Ee Magaalada Oo sheegay in Waaladiinta danyarta ah Ardeydooda Qiima dhimis Lacageed u sameeyaan

0
374

Ustaad Ibrahim Ahmed Cali Ayatullah Maamulaha Iskuulka Hoose, Dhexe iyo Sare ee Baydhabo Model Iskuul oo Khudbaad ujeedinayey Ardaydii Ka galan jibisay sanadkaan iskuulkasi ayaa sheegay in boqolkiiba 30% ay Waxbarsho lacag la,aan ah ay siyaan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here