Qoysas Barakacyaal ah Oo ku Nool Kaamamka Duleedka Baydhabo Oo Gargaar la gaarsiiyay.

0
328

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ayadoo ay jiraan dhibaatooyin horleh oo sababay in dadyow aad u badani ka soo barakaceen deegaanada koonfur galbeed Soomaliya deegaanadaasi oo ka mid ah degamada berdaale ee gobolka baay deegaano hoos yimaada iyo degmada xudur ee gobolka bakool deegaaano hoos yimaada oo dhamaantood ka tirsan KG ayaa hadana waxaa jira Hay,ado deeq bixiyaasha oo gar gaaro gaarsiiya Qoysas soo garay Baydhabo sidaasi waxaa Radio Arlaadi u sheegey Gudoomiyaha qaxootiga iyo barakacyaasha ee KG C/qaadir Cali Watiin.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here