Mid ka mid ah dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo oo ka warbixiyey Saameeynta dhibaato uu leeyahay cudurka Jadeecada.

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dr Ali Daahir oo Ka Mid dhaqaatiirta ka howlgasha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa xili uu barnaamijka Caafimaadka ee raadiyow arlaadi marti ku ahaa waxaa uu ka Warbixiyey saameynta dhibaato ee uu leeyahay cudurka jadeecada Kaasi oo dhibaato fara badan uu ku haayo qaar ka mid ah bulshada ku nool gobolada Dalka soomaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here