Agaasimaha Xarunta Dhimirka ee Magaalada Baydhabo Oo Baaq u direy Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed.

0
240

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Agaasimaha xarunta dhimirka ee Magaalada Baydhabo Aadan Cabdiraxman Jandal maan ayaa waxaa uu ka Hadley xaaladda guud ee ka jirta xaruntaasi oo xiligaani lagu xanaaneynaayo bukaano ka badan 118 kuwaas oo u baahan in wax loo qabto iyagoo u baahan daawo iyo rashiin ku filan.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here