Baydhabo(Radio Arlaadi)- Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Dowad Goboleedka KG Fadal Abdullahi Mursal oo maalmihii la soo dhaafey Ku sugan Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bokool ayaa waxaa uu degmada Xudur ku qabtey Shir jaraa’id waxa uu uga hadlay ula jeedka Safarkiisa uu hada ku joogo Degmadaasi.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir