Maamulaha Carwo Shaariqa Oo ka hadlay Adeegyada cusub ay ku soo kordhiyeen Magaalada Baydhabo

0
231

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Carwo Shaariqa super Market oo ka mid ah goobaha ganacsi ee Magalada Baydhabo Waxaan lagu iibiya wax yaabo kala duwan sida shoopinka iyo moobeelada Bulshada Baahi weyn u qabeen in ay helaan dadka ku nool magaalada Baydhabo iyo degaanada Koonfur Galbeed soomaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here