Todobo Carruur ah oo Dhowaan Hooyadooda iyo Aabahooda ku Geeriyoodeen Magaalada Baydhabo oo Codsadey in Wax Loo Qabto.

0
242

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sheekh Buule Xasan iyo Xaaskiisa, laba todobaad keliya ayay kala horeeyeen dhimashadooda kadib markii Sheekh buule maalimo uu ahaa qof sariir saaran, halka xaaskiisana iyadoo wada Asaayga ay dhimatay, waxeyna ay ka tageen Todobo Caruur oo kan ugu weyn uu jiro 14sano.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here