Olole Nadaafadeed oo Loogu Diyaar garoowayo Maalimaha Xuriyada dalka oo Baydhabo ka Socda

0
524

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Aydioo lagu guda jiro u diyaar garowga maalamaha xuriyada 26 jun Iyo kowada luulyo ayaa waxaa magaalada baydhabo ee xarunta Gobolka baay laga bilaawey ololo nadaafadeed oo looga diyaar Garoowaayo maalmaha xuriyada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here