Wasaaradda tamarta iyo Biyaha KG oo sheegtey in ay waddo dadaal ku aadan sidii barkacyaasha Magaalada Baydhabo u heli lahayeen biyo kuf ilan.

0
200

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxey soo geba gebesey tababar muddo labo maali ah socdey kaasi oo ku saabsanaa qorsheynta baahiyaha ka jira Magaalada Baydhabo gaar ahaan barkacyaasha.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here