Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xerada Ramideey waxay ka mid tahay kaamamka ku yaal duleedka magaalada Baydhabo, wuxuu dhisanyahay ku dhowaad afar sano, Waxaa hoy u tahay qoysas danyar ah oo siyaabo kala duwan ugu soo barakaceen deegaanadooda.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi