Mid kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo ka Warbixiyey Saameynta Cudurka Neerfaha uu leeyahay.

0
244

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cudurada ku dhaca neerfaha ayaa waxaa ay saameyn ku yeesheen Bulsho fara badan oo ku nool caalamka gaar ahaan dalka soomaliya Waxeyna ay isuga jiraan dadka uu saameeyey caruur iyo dad Waaweyn,marka laga hadlo Bulshada soomaaliyeed gaar ahaan Dadka ku nool miiga ayaa inta aan ku baraarugsaneyn cudurka Neerfaha ayigoo siyaaboyin kala Duwan u saameeyey.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here