Maamulka Xaruunta Naqshadeynta Guriyaha Ee Afnaan Oo ka Waramay Adeegyada ay ku soo kordhiyeen Ganacsigooda.

0
280

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xarunta Afnaan qurxinta guriga naqshadyaasha ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay ka mid tahay Goobaha ganacasi oo dhowaan lagu soo kordhiyey magaalada Waxaan lagu iibiyaa wax yaabo kala duwan sida ubaxyada lagu Qurxiyo goobaha Aroosyada nocyadooda kal duwan iyo wax yaabo kale oo ay u Baahi u qabeen Bulshada ku nool magaalada baydhabo iyo degaanada Koonfur Galbeed soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here