Wafdi Uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Gaaray Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

0
229

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wafdigaan uu hogaaminayay Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo maanta Ku gaaray degmada Waajid ee Gobolka Bakool, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Xubno ka tirsan Wasiirada Maamulkiisa, Maamulk degmada Waajid iyo qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here