Baydhabo(Radio Arlaadi)- Boqollaal qoys oo deegaankooda uga soo barakacay xalado kala duwan oo ku nool kamka Bodan 1 oo ku yala xafada Holwadag ee Magalada Baydhabo ah ayaa cunno yari, hoy xumo iyo musqulo la’aan kuso wajayaha xerada ay ku noolyihiin.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar