Maamulka Degmada Baydhabo oo Raashiin u qeybiyey qaar Kamid ah Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo.

0
282

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Rashiin iskugu jira bur, bariis, sokor, saliid iyo timir ayaa waxaa loo qeybiyey dadka qaba baahiyaha qaarka ah eek u nool Magaalada Baydhabo iyagoo laga soo xuley kaamamka iyo qeybaha kale ee Magaalada baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here