Beeralayda Gobolka Baay oo sameystay Dalad ay ku mideysan yihiin Iskaashatada Beeralyada Gobolka Oo ka shaqeyn doonto Hormarinta Beeraha Gobolka Baay

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Daladan oo ay ku mideysan yihiin Iskaashatada Beeralyada Gobolka Baay ayaa waxa ay ka shaqeyn doonaan Horumarinta Beeraha iyo taakuleynta beeraleyda kuwoodii aan awoodin dhaqaalo ay markaasi wax soo saarkooda ay ku hormariyaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here