Warbixin Ku Saabsan Maalinta Dhiig-bixiyaha Adduunka Oo Maanta Dunida Loogu Dabbaal Degayo.

0
313

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalinta Dhiig-bixiyaha Adduunka waxaa la xusaa 14-ka Juun sanad walba taas oo ku began Isniinta .ujeeddadu waa in kor loo qaado wacyiga caalamiga ah ee baahida loo qabo dhiig aamin ah iyo wax soo saarka dhiigga si loogu shubo iyo tabarucaadka muhiimka ah ee tabarucayaasha, dhiiga.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here