Magaalada Baydhabo Oo Lagu Daahfurey Wajiga Labaad Ee Talaalka Covid-19.

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabad Kooban Oo ay ka dhacdey Xarunta Isbitaalka Degmada Baydhabo ayaa Lagu dahfurey Talaalka Covid 19 Wajigiisa Labaad Waxaana Munaasabada Furitaanka ka soo qeyb galay Madax kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here