Wajiga Labaad ee Talaalka Cudurka COVID-19 Oo Laga Dahfurey Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.

0
207

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa waxaa lagu qabtey Munaasabada lagu daah furaayey wajiga labaad ee talaalka cudurka Safmarka ah ee covid 19 wuxuna uu bulshada ku dhaqan degmada Xudur iyo degaanada hoos yimaada u noqaneyaa talaalkii labaad ee Cudurka covid 19.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here