Gudoomiyaha Gudiga Barakacyaasha KG iyo Saraakiil ka tirsan Hay’ada NRC oo kormeer shaqo ku tagey kaamka Barwaaqo ee Duleedka Magaalada Baydhabo.

0
200

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ujeedka socodkan ayaa ahaa in la ogaado xaaladaha nololeed ee barakacayaasha ku nool Xerada Barwaaqo 2 oo hoy u tahay in ka badan laba kun oo qoys dhawaan dib u dejin halkaasi looga sameeyey ayadoo Hay’adda NRC ay u dhistay Guriyo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here