Ciidamada Booliska KGS Oo loo Qabtay Tababar ku Saabsan Xuquuqda Carruurta.

0
213

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Siminaarkan oo lagu Baranaayeey Ilaalinta Xuquuqda caruurta kaasi oo soo qaban qaabiyey xafiiska Amisom Ilaalinta Xuquuqda haweenka iyo Caruurta, waxana Ujeedadiisu ahayd sidii Ciidamada Booliska Loo bari lahaa Xuquuqda ay leeyihiin Caruurta Soomaaliyeed iyo Mas’uuliyada ka saaran Ilaalinta Xuquuqda caruurta.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here