Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kulan La Qaatey Ururada Dhalinyarada Ee Ka Jira Magaalada .

0
219

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan oo ahaa mid albaabada u xirnaa oo saacado badan qaatay ayaa xarunta degmada ku dhexmaray Maamulka iyo ururada dhalinyarada Baydhabo ayaa ujeedkiisa ahaa mid looga hadlaayey horumarinta magaalada sida Nadaafada,bilicda,Amniga iyo Wadashaqeynta Maamulka iyo dhalinyarada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here