Ardayda Baratey Kuliyada Xanaanada Xoolaha ee dhigata Jaamacada Upper Jubba Oo Bandhig Baraatiko ah Ku soo bandhigay Duleedka Baydhabo.

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar ka mid ah Ardeyda dhigata jaamacada Upper Jubba ee Magaalada Baydhabo oo barteyna kuliyada xanaanada xoolaha Ayaa waxaa ay booqasho ku tageen xeriyaha lagu xanaaneyo Xoolaha oo ku taala duleedka magaalada baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here