Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ku dhawad 7,000 Kun Araday Ayaa a u fadhisatay imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aada oo ay qaadeyso wasaradda waxabarashada dowalada Gobaleydka koonfur Galbeed Soomaaliya.
Munasabada daah furka ayaa wax aka qeyb galaya Maamulka Degmada
Baydhabo Xildhibano ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Kusimaha Gudoomiyaha
Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Gudoomiye Ku xigeenka kowada ee
Baarlamanka koonfur Galbeed Soomaaliya.
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi