Gudiga kaamamka dhinaca koonfureed Ee Duleedka Baydhabo Oo ku baaqey in wax laga qabto xaaladda bani’aadanimo ee ka taagan kaamamkaasi.

0
239

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha kaamamka dhinaca koonfureed ee Magaalada Baydhabo Mustaf Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu ka hadley xaaladaha guud ee ay ku nool yihiin shacabka kaamamka dhinaca koonfureed, waxaana uu sheegey in shacabkaani ay yihiin kuwo dhibaato ugu jiraan adeegyada aas aaska u ah bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here