Qaar ka mid ah Haweenka Dhaqa dharka Ee Ku Nool Magaalada Baydhabo Oo Sheegay in ay caqabado kala kulmaan dadka

0
241

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxa jira Haween far badan oo ku shaqeeya in ay dharka ay ka soo dhaqaan Xaafadaha Magalada Baydhabo OO ku soo badanya, dumarkan ma heystaan xafiis looga Hagaago taasin waxaa ay sababtay in ay soo galaan xaafadaha
Magaalada iyadoo ay radinayaan shaqo maalimeedkooda nolosha, waxeyna ay wajahaan caqabado fara badan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here