Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shirkan Jaraa’id oo si wada jir ah ay u soo qabteyn Gudoomiyahay degmada Baydhabo Xasan Macalin Axamed Biikoole iyo Gudoomiyahay Gudiga Qoxootiga Iyo Barakacyaasha Cabduqaadir Cali Maxamed ayaa shirkan waxa loogu hadlay ka hortagida barakicinta qasabka ah.
Warkan waxaa inoo haya Rahma Salaad Abdullahi