Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ganacsatada ka soo jeedda degaanada koonfur galbeed gaar ahaan Ganacsatada Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxey kaalin muhiim ah ay ka qadanayaan sidii ay u sameyn lahayeen xarumooyinka loo dalxiis tago maalmaha dadku ay ku jiraan nasiinyada sida jimcaha iyo maalmaha ay jiraan munaasabadaha.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera