Masuuliyiin ka Tirsan Dowlad Goboleedka KGS Oo Kormeerey Xaruumaha Caafimaadka ee Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Masuuliyiintan isugu jiray Xilibaano Wasiiro iyo Maamulka Degmada Buur-Hakaba waxay kormeer Ku sameeyeen Isbitaalka Ku Yaala Degmadaasi ayagoo u kuur galaya Xaalada dhabta ah ee Ka jirta Isbitaalka Baahiyaadka ugu weyn uu qabo si Taageero loo gaarsiiyo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here