Dhalinyarada Qaar Ee Ganacsiyada yar yar ku leh Magaalada Baydhabo Oo Ka hadley sida uu yahay Ganacsigooda.

0
301

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay iyo degaanada hoos yimaad ayaa waxaa ay intooda badan Yihiin kuwa shaqa abuur ka sameystey suuqyada Magaalada Baydhabo ayigoo ku kala jira ganacsiyo kala duwan.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here