Barakacyaal dib ugu laabtay deegaanadii ay Ka soo Barakaceen Oo ka faa’ideysanaya tacbashada beerahooda.

0
243

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Abaartii 2017 ee ka dhacdey dalka soomaaliya gaar ahaan gobolada Baay iyo Bakool ayaa waxey aheyd mid si aad ah ay u sameysey dadka iyo duunyada iyadoo dad aad u badan ay ka barkaceen degaanadii ay ku nolayeen madaama shacabka ku nool gobolada Baay iyo Bakool ay yihiin kuwo ku tiirsan beeraha iyo xoolaha.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here