Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka degaanka Aw-diinle ee Gobolka Baay ayaa waxaa uu ka hadley xaalado bini’aadinimo ah oo ka jirta degaankaasi iyadoo degaanka si aad ah ay ugu liitaan adeegyada bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo adeegyada kale.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera