Maamulka Degmada Waajid Oo Ka Qeyb Galey Furitaanka Masjidka Cusub ee Al-raxma Oo Degmadaasi laga Dhisey.

0
269

Gudoomiyaha Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool Maxamed Macalin Yuusuf, Odeyaal, Culimaa’udiin iyo shacabka ku nool Degmadaasi ayaa ka qeyb galeen Furitaanka Masajidka Alraxma oo dhawaan dhismihiisa lagu soo gaba gabeeyay degmada Waajid.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here