Midowga Ardeyda Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya oo Xaflad Lagu Soo Dhaweeynayey ka mid noqashada Jaamacadaha Caalamka Laga Aqoonsadey oo Baydhabo lagu qabtey.

0
232

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Ee Soomaaliya ayaa waxay waday Todobadyadii La soo dhaafay qiimeyn lagu sameeynayo Tayada Jaamacadaha dalka oo dhan, waxaana Qiimeyntaasi qaadayay Gudiga Sare Tacliinta Dalka waxaana Jaamacadaha dalka intooda badan ku soo bexeen Heerkii larabay halka qaarkood wasaaradu sheegtey in wax ka dhimanyihiin islamarkaana dib u habeyn Ku sameeyaan.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here