Baydhabo(Radio Arlaadi)- Si Loogu Maarmo Khudaarta Kala duwan ee Magaalada Baydhabo uga timaada Gobolka Shabeelaha Hoose kuwaasi o ku tiirsan Nolosha dadka ku nool Gobolka Bay ayaa Ganacsade Abdullahi Isxaaq Ahmed Maalgashi ku sameeyay Miraha Khudaarta qaar oo dadka Reer Bay aysan Aamisaneyn inay ka bixi karto Magaaladan kuwaasi oo Hadii la waayo ama Roob uu do,o Saameyn ku yeelan jirtey.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade