Mid Ka mid ah Dadka shinida ku dhaqda Magaalada Baydhabo Oo Ka hadlay Faa’iidada ay leedahay Xanaaneynteeda.

0
405

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shariif Maxamed Macalin Cali waxaa uu beer qudaar ah ku leeyahay beeraha qudaarta ee loo yaqaano beeraha carabta ee Magaalada Baydhabo muddo ku dhow 29 sano sidoo kalena beerta waxaa uu kaga faa’ideystaa oo uu ku xananeyaa dhowr dool oo shino ah.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here