Sara u kac Weyn Oo Laga Dareemayo Qiimaha Maciishada qutul-daruuriga Ee Suuqyada Degmada Xudur.

0
242

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sara ukaca Qiimaha Maceeshada quutul-duruuriga Xudur ayaa ka sii dartay, Cunno yari iyo kor u kaca qiimaha cuntada ayaa maalinba malinta kasii dambeysa laga dareemayaa magaalada Xudur ee gobolka Bakool, taasi oo keentay  xiranaanshiyaha waddooyinka muhiimka ah ee soo gala magaalada.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here