Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan Dhaxmaray Maamulka Degmada Baydhabo iyo Saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Canshuuraha Degmada,ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Duwlada Hoose Ee Degmada Baydhabo kaasi oo looga hadlayay Kobcinta Daqliga Degmada iyo Sidii Caanshuurta laga soo qaado Bulshada hadana lagu Celiyo ayagoo loo sameynayo Adeegyada ay u baahan yihiin.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade