Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururada bulshada ee degmada xudur ayaa waxaa ay dib u bilaaween Olole nadaafadeed oo dib looga soo Celinaayo bilicda xaafadaha ee Degmadaasi.
xafadaha lagu bilaawey ayaa waxaa ka mid ah xaafada Horsed oo ah meel u dhow suuqa Xoolaha ee degmada oo aheyd Goob lagu qalaayey Xoolaha waxeyna ay hoy u noqatey goob qashin ah.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir