Tababar Lagu Baranaayey Xaquuqul Aadanaha iyo Nidaamka Doorashooyinka Dalka oo Baydhabo lagu Soo Geba-gabeeyey.

0
180

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkan oo socday muddo labo maalmood ah oo ku saabsan Xuquuqda Aadanaha iyo Nidaamka Doorashooyinka ayaa lasoo gabagabeeyay iyadoo ay ka qaybgaleen Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here