Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bishii April ee la soo dhaafey Degmada Buur-Hakaba ee gobolka baay waxaa lagu soo geba-gabeeyey koob loo qabtey xaafadaha Degmada Buur oo gareya ilaa iyo seeded koxood iyadoo koobkaasi ay ku guuleysatey xaafada Buula Nasiib.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera