Baydhabo(Radio Arlaadi)- Aadan Macalin Cabdiraxmaan “ Shaati” gudoomiyaha dhalinyarada gobolka baay ayaa sheegey in dhalinyarada kaalin muhiim ah ay ku leeyihiin ka qeyb qaadashada hormarka gobolka taasi oo ay u adeegsan karaan aqoontooda asigoona tilmaamey in maanta degaanka ay jogaan dhalinyaro faro badan kuwaasi oo waxbarashadooda ay gaarsiisan tahay ilaa iyo heer Jaamacadeed.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera